Macalin jaamacada cashar ka dhigaayey ayaa isagoo sharaxadii
Casharka ku guda jira wuxuu maqlay
Foori dhanka  ardayda ka timid wuxuu usoo jeestay dhankii ardayda wuxuuna yidhi`waryaa foorinayey?`cidna umay jawaabin
Wuxuu sii watay sharaxaada cashaarkiiza, mar kale aguu maqlay
Fooridii wuxuuna yidhi yaa foorinaaya?`cidna umay jawaabin
Hadana wuxuu yidhi: maanta casharku halkaa ha inoogu joogo waxaan rabaa inaan sheeko idinku
Tuuro intaanan bixin ka hor markazuu, yidhi xalay hurdo ayaa igu soo dhiciwayday kadib intaan
babuurkeygii qaatay ayaan baxay inoo meel maraaya ayaan arkay gabar qurrux badan oo gacanta ii
haadineysa,kadib intaan u istaagay
ayaan qaaday markaan geeyey meeshay rabtay ayaan ku iri, bal magacaaga soo taraarixi iyo lambarkaada waxyna tiri:magacayga kuma sheegayo oo walaalkay ayaad
jaamacadda udhigta waliba foorida ayuu jecelyahay, hal mar ayey ardaydii class_ka wada fiiriyeen ardaygii foorinaayey! intuu macalinkii aad uqoslay ayuu yidhi, dibada ubax adeer ma dheel dheel
baad umalysay inaan PHD da ku soo qaatay Berina waalidkaa adigoon wadin ha isku imaan.

Comments