Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya, Firdowsa Cilmi ayaa sheegtey in diyaaradda HallaAirline ee ku dhacday Muqdisho aysan cidna ku dhiman balse ay ku dhaawacmeen laba ruux oo keli ah.
Diyaaradda waxa saarnaa 30 qof oo ke tegey Garoowe iyo afar shaqaale ah, sida Wasiirku sheegtey.
Comments
Post a Comment